
Kalmadda Agaasime xigeenka waaxda Cashuuraha Bariga ee Daahfurka Cashuuraha Bariga Gobalka Cayn
Kalmadda Agaasime xigeenka waaxda Cashuuraha Bariga ee Daahfurka Cashuuraha Bariga Gobalka Cayn.
An official website of the Northeast State of Somalia
The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.
Read moreOfficial news, press releases, public notices and events from the Ministry.

Kalmadda Agaasime xigeenka waaxda Cashuuraha Bariga ee Daahfurka Cashuuraha Bariga Gobalka Cayn.

Buuhoodle 12.Dec.2024:- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa si rasmi ah Cashuuraha Berriga uga daahfurey Gobolka Cayn, Caasimadiisa Buuhoodle.…

Maanta ayaa la galay maalintii labaad ee kulamada safarka waxbarasho ee ka socda Treasury House, Abuja, kaas oo ay ka qaybgalayaan Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane…

Xafladda Furitaanka Kulan Aqoon kororsi oo Ku Saabsan Xisaabaadka Guud ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo ay ka mid tahay SSC-Khaatumo. Xisaabiyaha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo…

Laascaanood, 08 December 2024 – Wasiirka wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad ayaa qayb ka ahaa soo xidhista Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Maamulka…

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta si rasmi ah uga qayb galay qiimeeynta nuqulka 1aad ee Qorshaha…

“Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaya Team-ka Khaatumo State ka soo qayb galkooda ay nagala so qayb galeen, runti aadna looga faaiiday fikradihii ay nugu so kordhiyeen iyo khabradahooda,…

Maanta oo ay tahay taariikh-du tahay 20ka November 2024, waxaa magaalada Caasimada dawlad gobolkeedka Galmudug ee Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay shirkii Maareynta Maaliyadda Dadwaynaha…

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo, Mudane Siciid Cabdiraxmaan Maxamed, iyo Xisaabiyaha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Maxamed Ibraahim Xuseen, ayaa si rasmi ah…