Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Kulanadii Wadatashiga Safarka Waxbarasho ee Soomaaliya iyo Nigeria oo Si Habsami Leh u Socda

Maanta ayaa la galay maalintii labaad ee kulamada safarka waxbarasho ee ka socda Treasury House, Abuja, kaas oo ay ka qaybgalayaan Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane…

Maanta ayaa la galay maalintii labaad ee kulamada safarka waxbarasho ee ka socda Treasury House, Abuja, kaas oo ay ka qaybgalayaan Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas, iyo wafdi ka socda Dowlad Goboleedyada qaybna ay ka tahay SSC-Khaatumo oo uu uga qayb galayo Xisaabiyaha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo.

Kulamada waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray hirgelinta isbeddelada maamulka maaliyadeed dadwaynaha(PFM), iyadoo Nigeria ay soo bandhigtay waayo-aragnimooyin qiimo leh oo ku saabsan nidaamka hufnaanta iyo daahfurnaanta maaliyadeed.

Dhamaad
Waaxda xogta iyo Xidhiidhka dadwaynha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)