
Laws, regulations, tariffs and budget acts now available online
Taxpayers, businesses and citizens can now download the Ministry's financial laws, regulations, tax tariffs and budget appropriation acts free of charge.
An official website of the Northeast State of Somalia
The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.
Read moreOfficial news, press releases, public notices and events from the Ministry.

Taxpayers, businesses and citizens can now download the Ministry's financial laws, regulations, tax tariffs and budget appropriation acts free of charge.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad, ayaa sameeyay dhimis cashuureed oo dhan 28% gaadiidka bajaajta. Muddada: Maarso 24 –…

Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlada Waqooyi Bari waxay shaacinaysaa natiijada liiska guulaysatayaasha tartamayaasha boosaska miisaaniydda.

Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari waxay shacinaysaa xubnaha ugu sarreeya kuwaas oo u gudbay heerka xiga ee waraysiga kafool kafoolka ah (interview) ee shaqaalaynta hawlwadeennada…

Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlada Waqooyi Bari waxay shaacinaysaa natiijada imtixaanka tartamayaasha boosaska miisaaniydda ee maanta u galay imtixaanka.

23ka Octoobar, 2025: Wasaaradda Maaliyadda ayaa si rasmi ah u soo gabagabaysay imtixaankii loogu talagalay labo boos oo ah shaqooyinka Miisaaniyadda, kaas oo lagu qabtay Jaamacadda Nugaal.…

Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Waqooyi Bari waxay gaadiidlayda ku wargalinaysaa in ay bixinyaan cashuurta waddo marista ee lix biloodka danbe sanadkan 2025.

Wasaaradda Maaliyddu waxay baabuurleyda ku wargalinaysaa in dhaaman gaadiidlayda bixiyaan cashuurta wado-marista ee lixda danbe ee sanadkan 2025, muwaadiniinta aan wali bixin cashuurta…

Employer: Ministry of Finance – North East State Location: Las’anod Sool, North East State Position: Budget Performance Officer Contract Type: Permanent Working Pattern: Full-time…