
Kalamada furiraanka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlad Gobaleedka Waqooyi Bari
Kalamada furiraanka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlad Gobaleedka Waqooyi Bari
Bog rasmi ah oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Sharciyada, xeer-nidaamiyeyaasha, tacriifadaha canshuuraha iyo xeerarka miisaaniyadda Wasaaradda hadda waa la soo dejisan karaa.
Akhri wax badanWararka rasmiga ah, war-saxaafadeedyada, ogeysiisyada dadweynaha iyo dhacdooyinka Wasaaradda.

Kalamada furiraanka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlad Gobaleedka Waqooyi Bari

Waxaa maanta caasimada dawlad gobaleedka waqooyi bari ee Laascaanood si rasmi ah uga furmay Shirka Dib-u-eegista iyo Dhamaystirka Hagaha Shax-Xisaabeedka Midaysan (Unified Chart of Accounts…

Waxaa si rasmi ah u soo gabgaboobay tababar afar maalmood socday oo ku saabsanaa xoojinta awoodaha shaqaalaha Gaar ahaan Haayada Arimaha dhaqaalaha iyo qorsheynta oo ay soo qabanqaabisay…

Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlada Waqooyi Bari waxay shaacinaysaa natiijada liiska guulaysatayaasha tartamayaasha boosaska miisaaniydda.

Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari waxay shacinaysaa xubnaha ugu sarreeya kuwaas oo u gudbay heerka xiga ee waraysiga kafool kafoolka ah (interview) ee shaqaalaynta hawlwadeennada…

Wasaaradda Maaliyadda ee Dawlada Waqooyi Bari waxay shaacinaysaa natiijada imtixaanka tartamayaasha boosaska miisaaniydda ee maanta u galay imtixaanka.

23ka Octoobar, 2025: Wasaaradda Maaliyadda ayaa si rasmi ah u soo gabagabaysay imtixaankii loogu talagalay labo boos oo ah shaqooyinka Miisaaniyadda, kaas oo lagu qabtay Jaamacadda Nugaal.…

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay tababarkii Full-Stack Development Internship oo socday muddada 6 da bilood ah, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyaddu. Intii uu tababarku…

Hadaljeedinta Wasiirka Maaliyadda, Mudane Cabdiqani Xuseen, ee uu ka jeediyey munaasibadda daahfurka shahaadooyinka ardayda fasalka 8aad, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada…