Sharciyada
Qaab-dhismeedka sharci ee maaliyadda dadweynaha, canshuuraha iyo qandaraasyada ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.
Haddii ay jirto kala duwanaansho, nuqullada rasmiga ah ee daabacan ayaa laga raacayaa dukumiintiyada boggan.
19 natiijo
Xeerka Ciidanka Ilaalada Cashuuraha
Aasaaska, awoodaha iyo waajibaadka Ciidanka Ilaalada Cashuuraha si loo sugo dakhliga dowladda.
SharciPDFLa daabacay 28 Luulyo 2025
Xeerka Aasaaska iyo Qaab-dhismeedka Wasaaradda Maaliyadda
Waajibaadka, himilada, hiigsiga iyo qiyamka Wasaaradda, iyo waajibaadka hoggaanka, waaxyaha iyo xafiisyada gobollada.
SharciPDF401 KBLa daabacay 28 Luulyo 2025
Xeerka Siyaasadda Miisaaniyadda
Meertada diyaarinta miisaaniyadda, doorarka hay'adaha, qorshaha dhaqaalaha guud iyo miisaaniyadda muddada dhexe, ansixinta iyo fulinta.
SharciPDF404 KBLa daabacay 28 Luulyo 2025
Tacriifadda Cashuuraha Berriga 2025
Heerarka cashuuraha berriga: cashuurta macaashka, gaadiidka xamuulka, wax-soo-saarka, ruqsadaha iyo khidmadaha kale.
Tacriifad2025PDF567 KBLa daabacay 28 Luulyo 2025
Xeer-nidaamiyaha Jaangooyada Sahayda Safarrada
Heerarka sahayda safarrada ee masuuliyiinta iyo shaqaalaha dowladda. Tixraac XN009/2024.
Xeer-nidaamiye2025PDF294 KBLa daabacay 1 Maajo 2025
Xeer-nidaamiyaha Xafiiska Xisaabaadka Guud
Hawlaha Xafiiska Xisaabaadka Guud (XXG) sida uu dhigayo Qodobka 46(11) ee Xeerka Maamulka Maaliyadda. Tixraac XN010/2024.
Xeer-nidaamiye2025PDF254 KBLa daabacay 1 Maajo 2025
Xeer-nidaamiyaha Guddiga Maamulka Lacagta
Aasaaska iyo waajibaadka Guddiga Maamulka Lacagta (GML). Tixraac SSC/WM/XW/XN011/2024.
Xeer-nidaamiye2025PDF219 KBLa daabacay 1 Maajo 2025
Xeer-nidaamiyaha Ajuurooyinka Adeegga Waxbarashada
Ajuurooyinka shatiga iyo diiwaangelinta goobaha waxbarashada. Tixraac XN008/2024.
Xeer-nidaamiye2025PDF277 KBLa daabacay 1 Abriil 2025
Xeer-nidaamiyaha Ajuurooyinka Adeegyada Caafimaadka
Ajuurooyinka shatiga iyo diiwaangelinta goobaha caafimaadka. Tixraac XN007/2024.
Xeer-nidaamiye2025PDF289 KBLa daabacay 1 Abriil 2025
Xeer-nidaamiyaha Cashuurta Kirada Daaraha
Cashuurta dakhliga kirada guryaha iyo dhismayaasha: 5% guryaha la dego, 10% guryaha ganacsiga. Tixraac XN005/2024.
Xeer-nidaamiye2025PDF265 KBLa daabacay 1 Janaayo 2025
