Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay tababarkii Full-Stack Development Internship oo socday muddada 6 da bilood ah…
Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay tababarkii Full-Stack Development Internship oo socday muddada 6 da bilood ah, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyaddu. Intii uu tababarku…

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xidhay tababarkii Full-Stack Development Internship oo socday muddada 6 da bilood ah, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyaddu. Intii uu tababarku socday, ardaydu waxay barteen xirfado muhiim ah oo la xidhiidha horumarinta website-yada iyo nidaamyada casriga ah, iyagoo ku shaqeynayay projects la taaban karo.
Munaasabadda xidhitaanka ayaa Wasiirka Maaliyadda ku guddoonsiiyay ardayda shahaadooyin aqoonsi iyo mahadcelin ah, cadayna u ah dadaalki, kartidii iyo guushii ay ka gaadheen barnaamijkan.
Sawirro
Ka eeg qoraalka asalka ah Facebook(waxay ku furmaysaa tab cusub)


