
News & Announcements
Official news, press releases, public notices and events from the Ministry.

NewsWARAYSI: Wasiirka Maaliyada SSC-Khaatumo
Arrimaha uu Daaha ka qaaday & Xogta arrimaha Canshuurta SSC
NewsKulanka soo dhawaynta Wasiirka cusub ee Wasaarada Maaliyada Maamulka ssc-kahtumo
23ka Luulyo 2024 Hawlwadeenada wasaaradda maaliyadda maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay kulan soo dhawayn iyo isbarasho ah u sameeyay wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda. Wasiirka wuxuu…
NewsLaascaanood: 29ka Juun 2024 xidhitaanka tababarka tayo siinta hawl wadeenada cusub ee Wasaaradda Maaliyadda
Waxaa soo gabagaboobay maanta tababar lagu xoojinayay wacyiga hawl wadeenada cusub ee wasaaradda maaliyadda ee maamulka SSC Khaatumo kaas oo maalmihii u danbeeyay ka socday xafiiska…
News20ka Juun 20204 Fiqifuliye
Hawl wadeenada waaaaradda maaliyadda maamulka SSC-khaatumo ayaa maanta soo gabagabeeyay tabbar ay maalmihii udanbeeyay u wadeen hawl wadeenada cusub ee ka hawl gali doona kastanka gobolka…
NewsGobalka Sanaag -Degmada Fiqifuliye
Fiqifuliye 14ka Juun 2024 Hogaamiye ku xigeenka maamluka SSC-Khaatumo ahna ku simaha hogaamiyaha maamulka iyo agaasime ku xigeenka waaxda kastamada Wasaaradda maaliyada maamulka…


