Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Laascaanood: 29ka Juun 2024 xidhitaanka tababarka tayo siinta hawl wadeenada cusub ee Wasaaradda Maaliyadda

Waxaa soo gabagaboobay maanta tababar lagu xoojinayay wacyiga hawl wadeenada cusub ee wasaaradda maaliyadda ee maamulka SSC Khaatumo kaas oo maalmihii u danbeeyay ka socday xafiiska…

Waxaa soo gabagaboobay maanta tababar lagu xoojinayay wacyiga hawl wadeenada cusub ee wasaaradda maaliyadda ee maamulka SSC Khaatumo kaas oo maalmihii u danbeeyay ka socday xafiiska wasaaradda.

Xidhitaankii tababarka dabadeed waxaa shahaadooyin la gudoonsiiyay dhamaan xubnihii tababarku usoo dhamaaday.

Dhamaad
Wasaaradda maaliyadda maamulka SSC-Khaatumo.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)