Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

20ka Juun 20204 Fiqifuliye

Hawl wadeenada waaaaradda maaliyadda maamulka SSC-khaatumo ayaa maanta soo gabagabeeyay tabbar ay maalmihii udanbeeyay u wadeen hawl wadeenada cusub ee ka hawl gali doona kastanka gobolka…

Hawl wadeenada waaaaradda maaliyadda maamulka SSC-khaatumo ayaa maanta soo gabagabeeyay tabbar ay maalmihii udanbeeyay u wadeen hawl wadeenada cusub ee ka hawl gali doona kastanka gobolka Sanaag dagmadiisa Fiqifuliye .

Xidhitaanka tababarka waxaa kasoo qayb galay gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka gobalka Sanaag,iyo maayarka dagmada Fiqifuliye.

Dhamaad
Wasaaradda maaliyadda maamulka SSC-Khaatumo

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)