Gobalka Sanaag -Degmada Fiqifuliye
Fiqifuliye 14ka Juun 2024 Hogaamiye ku xigeenka maamluka SSC-Khaatumo ahna ku simaha hogaamiyaha maamulka iyo agaasime ku xigeenka waaxda kastamada Wasaaradda maaliyada maamulka…

Fiqifuliye 14ka Juun 2024 Hogaamiye ku xigeenka maamluka SSC-Khaatumo ahna ku simaha hogaamiyaha maamulka iyo agaasime ku xigeenka waaxda kastamada Wasaaradda maaliyada maamulka SSc-khaatumo ayaa dhagax dhigay kastankii ugu horeeyay ee uu yeelan doono gobalka Sanaag .
Hawld wadeenada wasaaradda maaliyada oo ku guda jira balaadhinta shaqada wasaarada ayaa kastanka la furay uga faaiidaysan doona xoojinta cashuurta badeecadaha iyo hubinta badeecadaha soo galaya deegaanka .
Kastankan ayaa noqon doon katankii 3aad oo mudo 2 wiig gudahood ah ay wasaarada maaaliyadu xadhig jartay.
Dhamaad.
Wasaarada maaliyada maamulka SSC-khaatumo


