
Tababarka tartamayaasha boosaska cashuur Ururiyayaasha
Tababarka tartamayaasha boosaska cashuur Ururiyayaasha.
An official website of the Northeast State of Somalia
The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.
Read moreOfficial news, press releases, public notices and events from the Ministry.

Tababarka tartamayaasha boosaska cashuur Ururiyayaasha.

Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo waxay maanta tababar u qabatay tartamayaasha u soo gudbay liiska gaaban (short list) boosaska shaqo ee ka banaana ee cashuur ururiyayaasha…

Wasaaradda Maaliyadda waxay ku wargalinaysaa dhammaan tartamayaasha boosaska cashuur ururiyeyaasha ee ka banaana Laascaanood in ay iska hubiyaan Liiska ku daabacan website-ka Wasaaradda,…

Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo, waxa ay dhambaal hambalyo iyo tahniyad ah u diraysaa guud ahaan shacab waynaha SSC-Khaatumo meel kasta oo ay joogaan xuska munaasabadda 12ka…

Fariin ku socota Muwaadiniinta Maamulka SSC-Khaatumo oo ku saabsan Fahanka Cashuurta Macaashka.

Wargalin Muhiim ah oo ku saabsan Cashuurta Macaashka ganacsiga.

Regulations dated 1 January 2025 set the profit tax payable by businesses and the tax on income from renting houses and buildings.

Wasaaradda Maaliyaddu Waxay dhiirigalinaysaa in shacabka Maamulka SSC-Khaatumo qayb ka noqdaan horumarinta iyo kor u qaadista adeegyada Maamulka.

Wafti uu hor kacayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Abddiqani Hussein Hiirad, Xildhibaano katirsan maamulka SSC-Khaatumo iyo qaar kamida isimada dhaqanka…