Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Wafti uu hor kacayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Abddiqani Hussein Hiirad, Xildhibaano…

Wafti uu hor kacayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Abddiqani Hussein Hiirad, Xildhibaano katirsan maamulka SSC-Khaatumo iyo qaar kamida isimada dhaqanka…

Wafti uu hor kacayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyada maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Abddiqani Hussein Hiirad, Xildhibaano katirsan maamulka SSC-Khaatumo iyo qaar kamida isimada dhaqanka SSC-Khaatumo.

Waxay Kulan laqaateen Bulsho waynta iyo waxgaradka degmada Dib-qarax.

Kulankaas oo lagag hadlayey nabad-galyadda iyo wada-shaqeynta maamulka SSC-Khaatumo.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)