Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo, waxa ay dhambaal hambalyo iyo tahniyad ah u diraysaa guud ahaan shacab…
Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo, waxa ay dhambaal hambalyo iyo tahniyad ah u diraysaa guud ahaan shacab waynaha SSC-Khaatumo meel kasta oo ay joogaan xuska munaasabadda 12ka…

Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo, waxa ay dhambaal hambalyo iyo tahniyad ah u diraysaa guud ahaan shacab waynaha SSC-Khaatumo meel kasta oo ay joogaan xuska munaasabadda 12ka Janaayo.
Waxaan si gaar ah hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa Muwaadiniinta Cashuur bixiyaasha ee mar walba u heelan in ay ka qayb qaataan kalintooda horumarka Maamulkooda.
Rabi wayne ha inoo siyaadiyo Nabadda iyo barwaaqadda haysano.


