
News & Announcements
Official news, press releases, public notices and events from the Ministry.

NewsFariinta cashuurta waddo marista
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay wadaa ololaha Cashuurta Waddo Marista, oo ka socota degmooyinka. Gaadiidleyda waxaa lagu wargelinayaa in ay si degdeg ah u bixiyaan cashuuraha ku…
NewsRamadaan mubarak
Waxaanu Hambalyo u diraynaa dhamaan Umadda Islaamka, Shacabka Soomaaliyeed, Bulsho waynta SSC-Khaatumo ku saabsan Bilashada bisha barakaysan ee Ramaadan.
NewsLaascaanood – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday (25-26 Febraayo…
Laascaanood – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday (25-26 Febraayo 2025) oo ku saabsanaa Hannaanka Qarash-bixinta iyo Mas'uuliyadda…
AnnouncementBuuhoodle- Ololaha Cashuurta Waddo-Marista oo si toos ah uga socota degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan…
Buuhoodle- Ololaha Cashuurta Waddo-Marista oo si toos ah uga socota degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan caasimadda Gobolka Cayn ee Buuhoodle. Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka…
NewsMagacaabis maamulaha cashuuraha Berriga Gobolka Cayn ee Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo
LAASCANOOD - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo, Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad, ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Dhamac xilka Maamulka Cashuuraha…
NewsOlolaha Cashuurta Waddo-Marista oo si Rasmi ah uga Socda SSC-Khaatumo
Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u guda gashay ololaha cashuur ururinta gaadiidka, kaas oo diiradda lagu saarayo dardargelinta soo xeraynta dakhliga…
NewsWasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u guda gashay ololaha ururinta cashuurta gaadiidka…
Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah u guda gashay ololaha ururinta cashuurta gaadiidka, kaas oo diiradda lagu saarayo dardargelinta soo xeraynta dakhliga…
NewsHoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa saxeexay Miisaaniyadda 2025
Xeer Hoggaamiye No.XH/33/2025 Laascaanood, 16 Febraayo 2025:-Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta saxeexay Miisaaniyadda 2025, kaddib ansixintii…