Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Fariinta cashuurta waddo marista

Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay wadaa ololaha Cashuurta Waddo Marista, oo ka socota degmooyinka. Gaadiidleyda waxaa lagu wargelinayaa in ay si degdeg ah u bixiyaan cashuuraha ku…

Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay wadaa ololaha Cashuurta Waddo Marista, oo ka socota degmooyinka. Gaadiidleyda waxaa lagu wargelinayaa in ay si degdeg ah u bixiyaan cashuuraha ku waajibtay ee lixda bilood ee hore ee 2025.

Nala daawo fariintaan muhiimka ah!

View the original post on Facebook(opens in a new tab)