Buuhoodle- Ololaha Cashuurta Waddo-Marista oo si toos ah uga socota degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan…
Buuhoodle- Ololaha Cashuurta Waddo-Marista oo si toos ah uga socota degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan caasimadda Gobolka Cayn ee Buuhoodle. Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka…

Buuhoodle- Ololaha Cashuurta Waddo-Marista oo si toos ah uga socota degmooyinka Maamulka SSC-Khaatumo gaar ahaan caasimadda Gobolka Cayn ee Buuhoodle.
Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo waxay gaadiidleyda ku wargelinayaan in ay si huffan u bixiyaa. Cashuurta ku waajibtay.


