
Soo Dhaweyn Diiran
Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha iyo Hawl wadeenadda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay si diirran u soo dhaweynayaan Ra’iisul Wasaaraha…
An official website of the Northeast State of Somalia
The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.
Read moreOfficial news, press releases, public notices and events from the Ministry.

Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha iyo Hawl wadeenadda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay si diirran u soo dhaweynayaan Ra’iisul Wasaaraha…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane, Cabdiqani Xuseen X Hiirad, ayaa si ku meel gaadha u hakiyey Cashuurta Jidmarka inta lagu jiro booqashada Ra’iisul Wasaaraha JFS.

إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه Innaa Lillaahi Wa’inna Illayhi Raajicuun Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada…

Wasaradda Maaliyaddu waxay idiin ku hambalyeynaysaa munaasibadda ciidul-fidriga.


Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay wadaa ololaha Cashuurta Waddo Marista, oo ka socota degmooyinka. Gaadiidleyda waxaa lagu wargelinayaa in ay si degdeg ah u bixiyaan cashuuraha ku…

Waxaanu Hambalyo u diraynaa dhamaan Umadda Islaamka, Shacabka Soomaaliyeed, Bulsho waynta SSC-Khaatumo ku saabsan Bilashada bisha barakaysan ee Ramaadan.

Laascaanood – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday (25-26 Febraayo 2025) oo ku saabsanaa Hannaanka Qarash-bixinta iyo Mas'uuliyadda…

LAASCANOOD - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo, Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad, ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Dhamac xilka Maamulka Cashuuraha…