Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Soo Dhaweyn Diiran

Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha iyo Hawl wadeenadda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay si diirran u soo dhaweynayaan Ra’iisul Wasaaraha…

Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha iyo Hawl wadeenadda Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo waxay si diirran u soo dhaweynayaan Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda JFS Mudane, Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyadda JFS Mudane, Suleemam Sheekh Cumar iyo Dhamaan Waftiga Balaadhan ee qaybta ka ah Socdaalka Midnimo.

#SocdaalMidnimo
#unitytour

View the original post on Facebook(opens in a new tab)