
Sawiro Qaybta 1aad: Kullanka Dadweynaha ee Talo Bixinta Miisaaniyadda Muwaadiniinta
Sawiro Qaybta 1aad: Kullanka Dadweynaha ee Talo Bixinta Miisaaniyadda Muwaadiniinta
An official website of the Northeast State of Somalia
The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.
Read moreOfficial news, press releases, public notices and events from the Ministry.

Sawiro Qaybta 1aad: Kullanka Dadweynaha ee Talo Bixinta Miisaaniyadda Muwaadiniinta

Agaasimaha Xogta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Mudane Axmed Cabdiwali, Madasha kulanka Talo bixinta Miisaaniyadda 2026

"Citizen Budget: waxa ugu weyn ee looga danleeyhy waa daah-furnaan (Transparence) oo ka bilaamaya muwaadiniinta oo larabo inay ogaadaan miisaanayada meelaha laga soo ururinayo iyo meelaha…

Habeen ka dib iyo kulanka la tashiga dadweynaha ee miisaaniyadda 2026.

Kulanka la tashiga dadweynaha ee Miisaaniyadda 2026.

Labo Habeen ka dib iyo kulanka la tashiga dadweynaha ee miisaaniyadda 2026.


Miisaaniyadda Muwaadiniintu waxay muhiim u tahay Daahfurnaanta & isla xisaabtanka Dawladnimada. Date: 18 Aug 2025 Location: Rayan Hall ⏰ Time: 7:00 PM

Agaasimaha Xogta iyo xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qayb galay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan Asteynata Awoodaha ee heerarka kala duwan ee dawladaha.…