Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Agaasimaha Xogta iyo xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qayb galay kulan aqoon is weydaarsi ah oo…

Agaasimaha Xogta iyo xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qayb galay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan Asteynata Awoodaha ee heerarka kala duwan ee dawladaha.…

Agaasimaha Xogta iyo xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qayb galay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan Asteynata Awoodaha ee heerarka kala duwan ee dawladaha.

Guddiga Farsamo Ee Dhameystirka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo qaban qaabiyey kulankan, Arrintaaan ayaa qeyb ka ah dedaallada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ay ku xoojinayso horumarinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Arrintaaan ayaa qeyb ka ah dedaallada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ay ku xoojinayso horumarinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)