Kulanka qaybaha kala duwan bulshada ee KU aadan talo bixinta Miisaaniyadda Muwaadiniinta (Citizen Budget)
Miisaaniyadda Muwaadiniintu waxay muhiim u tahay Daahfurnaanta & isla xisaabtanka Dawladnimada. Date: 18 Aug 2025 Location: Rayan Hall ⏰ Time: 7:00 PM

Miisaaniyadda Muwaadiniintu waxay muhiim u tahay Daahfurnaanta & isla xisaabtanka Dawladnimada.
Date: 18 Aug 2025
Location: Rayan Hall
⏰ Time: 7:00 PM


