Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

X-Space | Qoondada Miisaaniyadda 2026

Dood ku saabsan miisaaniyadda 2026 ee Dawladda Goboleedka Waqooyi Bari. Wasiirka Maaliyadda WB, Cabdiqani Xuseen Hiirad ayaa marti ku ah dood furan oo ku saabsan miisaaniyadda golaha…

Dood ku saabsan miisaaniyadda 2026 ee Dawladda Goboleedka Waqooyi Bari.

Wasiirka Maaliyadda WB, Cabdiqani Xuseen Hiirad ayaa marti ku ah dood furan oo ku saabsan miisaaniyadda golaha wakiiladu ansixiyeen maanta.

10:00 fiidnimo (EAT) ee caawa 23 December 2025

View the original post on Facebook(opens in a new tab)