Wasiirka Maaliyadda oo xil ka qaadis iyo magacaabid sameeyay
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sameeyay xil-ka-qaadis iyo magacaabid cusub, taas oo lagu dardargelinayo hawlaha maamulka Kastamka Degmada Xuddun,…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sameeyay xil-ka-qaadis iyo magacaabid cusub, taas oo lagu dardargelinayo hawlaha maamulka Kastamka Degmada Xuddun, isla markaana kor loogu qaadayo dakhliga iyo hufnaanta shaqada. See less

