Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxa uu soo saartay go'aano muhiim ah oo lagu fududeynayo isku socodka…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxa uu soo saartay go'aano muhiim ah oo lagu fududeynayo isku socodka gaadiidka ganacsiga ee dhexmara SSC-Khaatumo kuwaas oo u kala goosha…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxa uu soo saartay go'aano muhiim ah oo lagu fududeynayo isku socodka gaadiidka ganacsiga ee dhexmara SSC-Khaatumo kuwaas oo u kala goosha Puntland iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida, si kor loogu qaado dhaqaalaha iyo ganacsiga gobolka.


