Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyey muhiimada uu leeyahay garoonka diyaarada ee Caasimada iyo isu socodka…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyey muhiimada uu leeyahay garoonka diyaarada ee Caasimada iyo isu socodka bulshadu, Horumarka ka socoda guud ahaan deegaanda Maamulka…

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyey muhiimada uu leeyahay garoonka diyaarada ee Caasimada iyo isu socodka bulshadu, Horumarka ka socoda guud ahaan deegaanda Maamulka SSC-Khaatumo, sidoo kale ku dhiiri galiyey una sheegay in uu kusoo dhawaynayo qurba joogta in ay ka faaidaystan fursada ganacsi ee ka banaan Buuhoodle ilaa ceerigaabo iyo guud ahaan maamulka.

Dhamaad
Waaxda Xogta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyada Maamulka SSC-Khaatumo

View the original post on Facebook(opens in a new tab)