Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Jaamac Daahir Qodax, oo ay weheliyaan Hoggaanka…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Jaamac Daahir Qodax, oo ay weheliyaan Hoggaanka Turubataariyada Ciidanka Booliska Waqooyi Bari, G/dhexe Cabdirisaaq…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Jaamac Daahir Qodax, oo ay weheliyaan Hoggaanka Turubataariyada Ciidanka Booliska Waqooyi Bari, G/dhexe Cabdirisaaq Maxamed Cabdi, iyo Taliyaha Laanta Turubataariyada Gobolka Sool, Daa’uud Axmed Aadan, ayaa safar shaqo ku tegay Degmada Xudun ee Gobolka Sool. See less


