Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Wasaaradda Maaliyaddu waxay maanta u qabatay tababar hawl wadeenadda Wasaaradda ee gobolka Cayn iyo Ciidanka ilaalada…

Wasaaradda Maaliyaddu waxay maanta u qabatay tababar hawl wadeenadda Wasaaradda ee gobolka Cayn iyo Ciidanka ilaalada cashuuraha, tababarkaas ku saabsan Shaxda Akoonada Mideysan (Unified…

Wasaaradda Maaliyaddu waxay maanta u qabatay tababar hawl wadeenadda Wasaaradda ee gobolka Cayn iyo Ciidanka ilaalada cashuuraha, tababarkaas ku saabsan Shaxda Akoonada Mideysan (Unified Chart of Accounts), si loo xoojiyo fahamka Maareynta Maaliyadda, korna loogu qaado daahfurnaanta, xirfadaha la xidhiidha Maareynta Maaliyadda iyo Habeynta warbixinaha xisaabaadka.

Tababarkan ayaa muhiim u ah kor u qaadista hufnaanta iyo isla xisaabtanka nidaamka maaliyadeed ee maamulka SSC-Khaatumo.

Dhamaad
Xafiiska xidhiidhka dadwaynaha
wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)