Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si guul leh u qabatay imtixaanka shaqooyinka Hawl wadeenadda…
Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si guul leh u qabatay imtixaanka shaqooyinka Hawl wadeenadda cashuuraha ee Laascaanood 18-ka Janaayo 2024. Codsadayasha Liiska gaaban…
Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si guul leh u qabatay imtixaanka shaqooyinka Hawl wadeenadda cashuuraha ee Laascaanood 18-ka Janaayo 2024.
Codsadayasha Liiska gaaban ayaa galay Imitixaan lagu kala saarayo, Waxaana kormeeray Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha, Shaqada iyo Shaqaalaha, Dr Jama Mohamed Mursal, iyo Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Mudane, Siciid Abdirahman Mohamed.
Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo


