Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo ka qayb qaatay shirka 20-aad ee Guddiga Farsamada ee Daadajinta…
WASAARADDA MAALIYADDA DOWLAD GOBOLEEDKA WAQOOYI BARI OO KA QAYB QAATAY SHIRKA 20-AAD EE GUDDIGA FARSAMADA EE DAADAJINTA NIDAAMKA MAALIYADDA DALKA (IGFF-TC). Nairobi, Oktoobar 4, 2025 –…

WASAARADDA MAALIYADDA DOWLAD GOBOLEEDKA WAQOOYI BARI OO KA QAYB QAATAY SHIRKA 20-AAD EE GUDDIGA FARSAMADA EE DAADAJINTA NIDAAMKA MAALIYADDA DALKA (IGFF-TC).
Nairobi, Oktoobar 4, 2025 – Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa qayb ka ah Shirka 20-aad ee Guddiga Farsamado (IGFF-TC) kaas oo socanaya magaalada Nairobi,ee dalka Kenya, 4-ta ilaa 6-da Oktoobar 2025.
Ka qaybgalka Wasaaraddu wuxuu ahaa mid kor u qaadaya horumarinta wada-shaqeynta Dawladda Dhexe iyo Dawladaha xubnaha ka ah, sidoo kale muhiim u ah dib-u-habaynta nidaamka maaliyadeed guud ee dalka.
Hawl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda ayaa hambalyeeyay guulihii laga gaadhay maareynta Maaliyadda.
– DHAMMAAD


