Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Wasaaaraddda Maaliyadda ayaa Soo Qabanqaabisay Tababar Ku Saabsan Maareynta Maaliyadda Guud

Laascaanood, 24ka June 2025 — Wasaaradda Maaliyadda ayaa qabatay tababar dhamaystiran oo ku saabsan Maareynta Maaliyadda Guud, kaas oo uu soo jeedinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda…

Laascaanood, 24ka June 2025 — Wasaaradda Maaliyadda ayaa qabatay tababar dhamaystiran oo ku saabsan Maareynta Maaliyadda Guud, kaas oo uu soo jeedinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Siciid Cabdiraxmaan Maxamed, iyadoo ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradaha, iyo Hay’adaha kala duwan Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Sidoo kale waxaa tababarka qaybka ahaa Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda iyo qaybka mid ah hawl-wadeenadda Wasaaradda.

Tababarkan waxa uu ahaa mid wax ku ool ah oo ay si fiican ay uga faa’iidaysteen dhamaan ka qaybgalayaasha.

Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)