Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

TACSI

‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha, iyo Hawladeenada Wasaaraddu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo…

‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha Waaxaha, iyo Hawladeenada Wasaaraddu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada Marxuum Cali Maxamed Aw Ciise oo ka mida ahaa hawladeena Wasaaradda isagoo u soo adeegayey muddo aad u dheer , Marxuunka wuxuu ku geeriyooday Caasimadda Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Waxaanu Allaah uga baryeynaa marxuumka inuu naxariistii jano ka waraabiyo, kalmadda xaqa ahna ku sugo, qoyskiisii, qaraabadii iyo shaqaalaha wasaaaradda samir iyo iimaan saadiqa ah Alle ka siiyo.

Aamin Aamin Aamiin

View the original post on Facebook(opens in a new tab)