Shirka dib u eegista tacrifada cashuuraha bariga
10ka Oktoober 2024 Wasaaradda Maaliyadda Maamula SSC-Khaatumo ayaa so qaban qaabisay shirka dib u eegista tacrifadda cashuuraha bariga oo wada tashi kala yeelatay dhamaan Wasaaradaha oo ay…

10ka Oktoober 2024 Wasaaradda Maaliyadda Maamula SSC-Khaatumo ayaa so qaban qaabisay shirka dib u eegista tacrifadda cashuuraha bariga oo wada tashi kala yeelatay dhamaan Wasaaradaha oo ay matalayaan Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxaha Maamulka iyo Maaiyadda, si loo helo tacrifada midaysan oo lagu dhaqo adeeg bixinta maamulka.
Dhamaad
Xafiisa wacyigalinta iyo warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Maamulka SSC-Khaatumo


