Shirka dib u eegista Hagaha Shax-Xisaabeedka Midaysan (UCoA) ee ka socda caasimada Dawlad Gobaleed Waqooyi-Bari ee…
Shirka dib u eegista Hagaha Shax-Xisaabeedka Midaysan (UCoA) ee ka socda caasimada Dawlad Gobaleed Waqooyi-Bari ee Laascaanood ayaa galay maalintiisa labaad, iyadoo kulanka maanta diiradda…

Shirka dib u eegista Hagaha Shax-Xisaabeedka Midaysan (UCoA) ee ka socda caasimada Dawlad Gobaleed Waqooyi-Bari ee Laascaanood ayaa galay maalintiisa labaad, iyadoo kulanka maanta diiradda lagu saaray kala-saaridda madaxyada xisaabeedka ee hay’adaha dowladda — kuwaas oo ay ka mid yihiin madaxyada lagu diiwaangeliyo dakhliga, kharashaadka, hantida, deymaha iyo kaydka.
Ujeeddada guud ee shirka ayaa ah in la mideeyo lana tayayeeyo nidaamka xisaabaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.


