Shirka Afar-Biloodleedka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM) oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Xafiiska Xisaabiyaha…
Shirka Afar-Biloodleedka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM) oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Mashruuca SERP kaas oo ay isugu yimaadaan Dawladda Federaalka…

Shirka Afar-Biloodleedka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM) oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Mashruuca SERP kaas oo ay isugu yimaadaan Dawladda Federaalka iyo Dawladaha xubnaha ka ah ayaa ah madal muhiim ah oo lagu falanqeeyey horumarada laga sameeynayo dib-u-habeynta nidaamka maaliyadeed ee dalka.


