Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Shaacinta Natiijada Imtixaanka

Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo waxay shaacinaysaa xubnaha ugu sarreeya ee ku guuleystay imtixaanka shaqaalaynta hawlwadeennada Laascaanood, kuwaas oo u gudbay marxaladda…

Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka SSC-Khaatumo waxay shaacinaysaa xubnaha ugu sarreeya ee ku guuleystay imtixaanka shaqaalaynta hawlwadeennada Laascaanood, kuwaas oo u gudbay marxaladda xigta ee waraysiga (interview).

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)