Safiirka Soomaaliya ee Dalka Maraykanka, Mudane Daahir Xasan, ayaa ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Dawlad…
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Maraykanka, Mudane Daahir Xasan, ayaa ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen, xarunta Safaaradda…

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Maraykanka, Mudane Daahir Xasan, ayaa ku soo dhoweeyay Wasiirka Maaliyadda Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqani Xuseen, xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Washington, D.C., wasiirka oo safar shaqo ugu sugan Maraykanka.


