Ololaha Kor u Qaadista Dakhliga Dowladda Waqooyi Bari (6/15)
"Waxaan fariin u dirayaa ganacsatada iyo Bulshada Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan Dakhliga Dowladda Waqooyi Bari" Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Laascaanood Marwo Aamina Yuusuf Guhaad
"Waxaan fariin u dirayaa ganacsatada iyo Bulshada Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan Dakhliga Dowladda Waqooyi Bari"
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Laascaanood Marwo Aamina Yuusuf Guhaad


