Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (8/15)

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Waqooyi Bari Mudane Ibraahim Jaamac Raygal ayaa ka qayb qaatey Ololaha Kor u qaadista Dakhliga…

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Waqooyi Bari Mudane Ibraahim Jaamac Raygal ayaa ka qayb qaatey Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari oo muddooyinkii danbe u socday Ololihiisu.

Wasiirka ayaa dhamaan Bulshada Waqooyi Bari ugu baaqey ka qayb qaadashada Kor u qaadista Dakhliga oo ah laf-dhabarta dhaqaalaha, Kaabayasha kala duwan iyo ilaha dhakhliga.

Sido kale wasiirka ayaa kula dardaar may Dhamaan shaqaalaha kala duwan ee Waqooyi bari, ganacsatada ay u shaqeeyaan ajaaniibtu iyo Shirkaduhuba inay qaatan Form ka shaqaalaha.

View the original post on Facebook(opens in a new tab)