Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (7/15)
"Wasaaradda Duulista iyo Hawada Dawladda Waqooyi Bari waxay Fareysa Shirkadaha Gaarka loo leeyahay, Agency-yada iyo Dhamaan cidkasto ku lug leh Duulista iyo Hawada inay ka qayb qaatan Kor u…
"Wasaaradda Duulista iyo Hawada Dawladda Waqooyi Bari waxay Fareysa Shirkadaha Gaarka loo leeyahay, Agency-yada iyo Dhamaan cidkasto ku lug leh Duulista iyo Hawada inay ka qayb qaatan Kor u qaadista Dakhliga Dawladda"
Agaasimaha Admine And Finance-ga Ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada Maxamed Ibraahim


