Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (4/15)
"Waxaan U mahadcelinayaa Wasaaradda Maaliyadda Oo bilowday Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda, waxaan farayaa Ganacsatada Cusub iyo Kuwa ay Leesanadii- ka dhaceen inay si dhakhso ah u…
"Waxaan U mahadcelinayaa Wasaaradda Maaliyadda Oo bilowday Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda, waxaan farayaa Ganacsatada Cusub iyo Kuwa ay Leesanadii- ka dhaceen inay si dhakhso ah u qaataan leesanka, kana qaatan Xafiiska Wasaaradda Ganacsiga"
Agaasimaha Xidhiidhka Dadwaynaha iyo Warfaafinta wasaaradda Ganacsiga.
Jaamac mohamed ibraahim


