Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (3/15)
"Waxaan Ugu baaqayaa dhamaan muwaadiniinta Reer Waqooyi Bari ee ku nool gobolada iyo Degmooyinka Iyo dhamaan Deegaanada Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan Bixinta Cashuuraha si kor loogu…
"Waxaan Ugu baaqayaa dhamaan muwaadiniinta Reer Waqooyi Bari ee ku nool gobolada iyo Degmooyinka Iyo dhamaan Deegaanada Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan Bixinta Cashuuraha si kor loogu qaado Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari"
Gudoomiyaha Xisbiga JSP Ee Waqooyi Bari Mudane Cabaas Saleebaan Jaamac


