Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (12/15)
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad oo ku Guda jira Ololaha Kor u qaadista Dakhliga ayaa ka qayb galey Maalintii 12aad Ee Ololahani oo si habsami…
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad oo ku Guda jira Ololaha Kor u qaadista Dakhliga ayaa ka qayb galey Maalintii 12aad Ee Ololahani oo si habsami leh usocda.
Wasiirka ayaa Door weyn ka qaatey Geedi-socodka Kor u qaadista Dakhliga Dawladda.


