Ololaha Kor u qaadista Dakhliga Dawladda Waqooyi Bari (10/15)
"Waxaan ugu baaqaya Shacabka, Qurba joogta iyo dhamaan reer Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan kor u qaadista dakhliga, cashuurtuna waa laf-dhabarta kaabayaashaya Dawladda" Xildhibaan Adam…
"Waxaan ugu baaqaya Shacabka, Qurba joogta iyo dhamaan reer Waqooyi Bari inay ka qayb qaatan kor u qaadista dakhliga, cashuurtuna waa laf-dhabarta kaabayaashaya Dawladda"
Xildhibaan Adam Weli Abdi Xuseen


