Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Muqdisho, Soomaaliya – Maanta ayaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii 24-aad ee Wasiirrada Maaliyadda…

Muqdisho, Soomaaliya – Maanta ayaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii 24-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowladd goboleedyada, iyo Maamulka Gobolka Banaadir.…

Muqdisho, Soomaaliya – Maanta ayaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii 24-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowladd goboleedyada, iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulankaan oo socday labo maalmood ayaa waxaa diiradda la saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga maaliyadeed ee ka dhexeeya heerarka kala duwan ee dowladda, kor u qaadista dakhliga gudaha, habaynta hababka Maareynta Maaliyadda Guud (PFM), iyo degdejinta dib u habaynta dhaqaalaha dalka.

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)