Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

MUQDISHO 21/10/2024: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo Mudane

MUQDISHO 21/10/2024: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo Mudane. Cabdiqani Xuseen X. Hiirad ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ: 2025-2029), kaas…

MUQDISHO 21/10/2024: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo Mudane. Cabdiqani Xuseen X. Hiirad ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ: 2025-2029), kaas oo diiradda lagu saaraya kobaca dhaqaalaha iyo abuurista fursado dhaqaale oo waara.

Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo waxay door muhiim ah ka ciyaareysaa dejinta istiraatiijiyadda dhaqaalaha maamulka SSC-Khaatumo.

Dhamaad
Waaxda Xogaha iyo Xidhiidhka dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda SSC-Khaatumo

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)