Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Mas,uuliyinta Iyo Hawl wadeenanada Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari waxay Hambalyo Iyo Duco u dirayaan Madax…

Mas,uuliyinta Iyo Hawl wadeenanada Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari waxay Hambalyo Iyo Duco u dirayaan Madax waynaha Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali iyo Madaxwayne ku xigeenka…

Mas,uuliyinta Iyo Hawl wadeenanada Wasaaradda Maaliyadda Dawlada Waqooyi Bari waxay Hambalyo Iyo Duco u dirayaan Madax waynaha Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw Cali iyo Madaxwayne ku xigeenka Mudane Cabdirashiid Yusuf Jibriil oo maanta xildhibaanadda golaha wakiiladdu u doorteen in ay hogaamiyaan Dawladda waqooyi bari.

Alle mas,uuliyiyada aad qaaden haydin ku garab galo insha allaah.

View the original post on Facebook(opens in a new tab)