Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Laascaanood- Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad ayaa Xarunta guud ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay…

Laascaanood- Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad ayaa Xarunta guud ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Puntland, Dr. Maxamed Siciid Faroole, oo…

Laascaanood- Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiqani Xuseen X Hiirad ayaa Xarunta guud ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Puntland, Dr. Maxamed Siciid Faroole, oo maanta booqosho ku yimi Wasaaradda Maaliyadda.

Sidoo kale Wasiirka Cadaaladda, Diinta iyo Arimaha Dastuurka Mudane Cabdi Xasan Xijaar ee Dawladda Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa soo dhawaynta wefdiga qayb ka ahaa.

Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa uga mahadceliyey Faroole booqashadiisa uu ku yimi Dawlada Goboleedka SSC-Khaatumo iyo Xarunta Guud Wasaaradda.

Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Dawladda Goboleedka SSC-Khaatumo

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)