Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Laascaanood, 31-03-2026: Furitaanka Ololaha Kor u Qaadista Dakhliga Dowladda Waqooyi Bari (1/15)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa sheegay in warbaahintu ay door muhiim ah ka ciyaarayso wacyigelinta bulshada, gaar ahaan fahamsiinta muhiimada cashuur…

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa sheegay in warbaahintu ay door muhiim ah ka ciyaarayso wacyigelinta bulshada, gaar ahaan fahamsiinta muhiimada cashuur bixinta.

Wasiirku waxa uu tilmaamay in olahan uu ka qayb qaadan doono gaadhsiinta muwaadiniinta waqooyi bari fariimo sax ah oo ku saabsan cashuuraha.

Waxa uu ugu baaqay warbaahinta, culimada, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale inay ka qayb qaataan olahan muhiimka ah.

Dhamaad

View the original post on Facebook(opens in a new tab)