Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Kulanka soodhawaynta Wasiir KU xigeenka cusuub ee Wasaaradda Maaliyadda dwb

Noofeembar 25, 2025 Hawl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda ayaa kusoo dhaweeyay Wasiir Ku xigeenka cusub ee loo soo magacaabay Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo madasha…

Noofeembar 25, 2025 Hawl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda ayaa kusoo dhaweeyay Wasiir Ku xigeenka cusub ee loo soo magacaabay Wasaaradda Maaliyadda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo madasha soo dhawaynta ka hadlay ayaa kusoo dhaweeyay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyada ugana mahad celiyay hawl wadeenada Wasaaradda sida hawl karnimada iyo naf hurka leh ee ay waajibaadka dawladnimo u gutsan isla markaana kula dar daarmay sii dardargelinta shaqooyinka hortabinta u leh Wasaaradda oo ay ugu horeeyaan kor u qaadida dakhliga gudaha .

Dhinaca kale Wasiir Ku Xigeenka cusub ee Wasaaradda ayaa uga mahadceliyay soo dhawayntii hawlwadeenada Wasaaradda isla markaana kula dardaarmay xoojinta wadashaqayna Wasaaradda .

=Dhamaad=

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)