Skip to main content

An official website of the Northeast State of Somalia

Search

The Ministry's laws, regulations, tax tariffs and budget acts are now available to download.

Read more
Back to News & Announcements
News

Kulan midho dhal ah oo ku saabsan Sumadsiinta Gaadiidka iyo Cashuuraha Gaadiidka

Laascaanood — Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib u dhis, Agaasimaha guud ee Maaliyadda iyo qayb ka mida Agaasimayaasha Labada Wasaaradood, ayaa kulan midho dhal…

Laascaanood — Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Dib u dhis, Agaasimaha guud ee Maaliyadda iyo qayb ka mida Agaasimayaasha Labada Wasaaradood, ayaa kulan midho dhal ah kaga wada hadlay arrimaha la xidhiidha sumadka gaadiidka iyo cashuuraha gaadiidka.

Labada wasaaradood waxay isla garteen in la dardar galiyo shaqada, sidoo waxay dadweynaha ugu baaqayaan inay si buuxda u qaataan adeegyda la xidhiidh gaadiidka.

Dhamaad
Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha
Wasaaradda Maaliyadda DG SSC-Khaatumo

Photos

View the original post on Facebook(opens in a new tab)